Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta ugu caansan Somalia  ayaa sharaxay farqiga u dhexeeyaeya wax ka badalka Dastuurka iyo Dhameystirkiisa.

Siyaasigaan oo bartiisa Facebook  soo dhigay  muuqaal ayaa sheegay inay raali ka yihiin dhameystirka dastuurka islamarkaana aysan jirin cid diidan siduu warka u dhigay bale wuxuu farta ku goday wax ka badalkiisa.

Advertisement

Daawo C/raxmaan C/shukuur oo sharaaxad gaara ka bixinaya farqiga:-

Previous articleDuqa Muqdisho oo dibada u direy Gabdho Xanuunsan+SAWIRRO
Next articleTaliyaha Booliiska Jabuuti oo Muqdisho u yimid xuska maalinta Booliiska Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here