HomeWarkiiDAAWO: Cali Dheere  "Cid kasta oo dhisata ama ku lug yeelata...

DAAWO: Cali Dheere  “Cid kasta oo dhisata ama ku lug yeelata dhulalka Dowladu iibineyso ma cafin doono”

May be an image of 1 person and text
Af-hayeenka Kooxda Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali-dheere) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arimaha dhulka Dowlada oo bilahaan danbe shacabka laga saarayay wuxuuna si weyn ugu hanjabay cid kasta oo ku lug yeelata.
Cali Dheere wuxuu xusay in dhulka Dowladu ka barakiceyso shacabka ganacsadihii iibsada iyo qofkii guri ka dhistaba inay talaabo ka qaadi doonaan.
waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mida ah xamar waxa ka socda maanta, dhulka boonbka uu maanta Xasan Gur-guurte uu ku hayo Soomaalida , dhul boobkaasi oo aysan jirin cid ka bad baaday, hadey tahay hanti caam ah ah iyo mid qaas ah, hadayu tahay goobo cibaado,mid wabarasho iyo mid caafimaad,waxaad maqleysaa waayeelo gurigoodii caga la geliyay oo warbaahionta ka calaaclaya” ayuu yiri Cali heere
“cid kasta oo ku lug yeelata nuuc kasta uu yahay ma cafin doono, dhul la boobay lama dhisan karo”ayuu ku hanjabay.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka Cali dheere:-
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -