HomeWarkiiDAAWO: Ciidamada Puntland gacanta ku dhigay goobtii qoryaha shiishka dheer ay saaran...

DAAWO: Ciidamada Puntland gacanta ku dhigay goobtii qoryaha shiishka dheer ay saaran jireen Daacish

CALMISKAAD (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa soo bandhigay muuqaalka goobtii qoryaha shiishka dheer ay saaran jireen Dagaalamayaasha Daacish kadib markii ay ka saareen aagaasi.

Ciidamada Puntland oo dagaal kula jira kooxda daacish ayaa Warbaahinta usoo bandhigay mid ka mida godadkii ugu weyna ee daacish ugu xirnaa qorey nuuca wax ka toogta meelaha dheedheer.

Hadaba warbixinta oo dhameystiran halkaasi ka daawo:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -