XIIN-LABI (DAYNIIILE.COM)-Deegaanka Xiin-labi ee Gobolka Mudug waxa galabta lagu soo bandhigay Xoogag cusub oo ka tirsan Macawisleyda deegaankaasi kuwaasoo u diyaarsan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Masuuliyiin iyo Culumaa’udiin ayaa galabta sagootiyay Xoogaga macawisleyda kuwaasoo lagula dar daarnay inay ka qeybqaataan dagaalada Alshabaab looga saarayo  guud ahaan dalka.

Advertisement

Saraakiisha ciidamada la hadashay waxaa hogaaminayay madaxa wacyi-gelinta ciidamada Lugta  Taliye Sheekh Abuukar macalin Maxamuud.

Hadaba halkaan ka daawo warbixinta sagootinta oo dhameystiran gaar ahaan muuqaal uu soo diyaariyay TV-ga Qaranka.

Previous articlekulan ciyaareed Galabta lagu maamuusay xayiraadii hubka ee Somalia laga qaaday.+SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Xasan oo Caawa ka qeybgalay barnaamijka Su’aalo weydiinta dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here