MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Baraha bulshada ayaa caawa lagu faafiyay muuqaal muujinaya shacab bursanaaya askar ka tirsan Booliiska Dowlada Somalia.
Arintaan ayaa timid markii shacabka Degmada Kaaraan gaar aahaan xaafada Godeey ay caawa sameeyeen kacdoon ay kaga hortageen Booliiska oo rabay inay shacabkaasi barakiciyaan.
Maalmlihii ugu danbeeyay xaafado badan ok kaaraan ka tirsan ayay Dowladu burburin iyo la wareegid ku heysay markii loo aheegay ahacabka inay shul Dowlo tahay halka ay degan yihiin.
Muuqaalkaan oo aan ka soo xiganay Wariye xaafis Nuur halkaan ka daawo:-
