HomeWarkiiDAAWO: Dabaal-daga 26-ka Juun oo hada ka socota Muqdisho iyo Madaxda ugu...

DAAWO: Dabaal-daga 26-ka Juun oo hada ka socota Muqdisho iyo Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeybgalay

May be an image of ‎6 people, dais and ‎text that says "‎بسر 雪類 DABAAILDEGGA SANAD GUURADA 654D 65 AAD 26KA JU 202 armr‎"‎‎MUQIDHSO (DAYNIILE.COM)-Calanka Somalia ayaa daqiiqado yar ka hor la saaray madaama caawa loo dabaal degayo 26-ka Juun  oo ka mid maalmaha xoriyada Somalia gaar ahaan gobolada waqooyi Somaia.

Madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweyne Xasan,Ra’iisulwasaare Xamsa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe ayaa  adhiya oo ka qeybgalaya xalada oo wali socota madaama khudbado la jeedinayo.

Dabaal deg weyn ayaa la sameeyay markii daqiiqado ka hor ay ku dhacday 12-ka saqda dhexe iyadoo cirka lagu camiray quruxda bululeerka ay Dowladu rideyso .

XAFIISKA WARARKA 
DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person, dais and newsroomNo photo description available.May be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 people, suit and textMay be an image of 1 person, dais and text that says "A JUJUN"May be an image of 9 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 5 people, crowd and textMay be an image of 4 people, beard, crowd and text that says "タロ"May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -