MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Caawa Magaalooyin badan oo dalka ah lagu qabtay xuska maalinta xornimada Somalia iyo israacii gobolada waqooyi iyo koofurta Somalia oo Ingiriis iyo Talyaani kala gumeysan jireen.
55-guuradii ka soo wareegatay xuska maalinta xorninada Somalia meelaha lagu qabtay waxaa ka mid ah Muqdisho iyadoo masuuliyiinta sar sare sida Madaxweynaha ay ka qeybgaleen.
Haddaba halkaan ka daawo dabaal dega caawa ee 1-da Luulyo.

