HomeWarkiiDAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka

DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka

MUQDISHO (DAYNIILE.COM-Dagaal ayaa Galabta qorax dhicii ka qarxay Xaafada Warlaliska Degmada Dayniile Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya Ciidamada Booiiska Dowlada Somalia iyo dadka deegaanka oo diidan in la barakiciyo.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka kala duwan ayaa la soo sheegayaa in dadka Deegaanku iska caabiyeen ciidanada Dowlada gaar ahaan kuwa cagafyada wata ee qaabilsan barakicinta shacabka.

Warar ayaa tilmaamaya in dagaalku sababay dhimasho iyo dhaawac walow aan laga helin wali faah faahin dheeraad ah.

Saraakiisha Hay’adaha amaanka Degmada Dayniille kama aysan hadlin wali dagaalka ,waxa keenay iyo khasaaraha ka dhashay intaba.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -