MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta ka dhacay Baarlamaanka dood adag oo ah yeehseen Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya .

Ajandaha maanta oo ah mid xasaasi ah ayaa ku saabsan wax ka badalka Dastuurka, qabya tirkiisa iyo waliba ansixintiisa.

Advertisement

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay  in Guddiga dib u eegista Dastuurka laga rabo inay Golaha si fiican uga dhaadhiciyaan howsha iyo muhiimadeeda”.

” 63 sano ayaa laga joogaa markii ugu dambeysay ee Baarlamaan Soomaaaliyeed la hor keeno Dastuurka oo xilligaas ku qornaa Talyaani, halka maanta uu ku qoran yahay afkeena hooyo” ayuu yiri Guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo la socodka Dastuurka Xildhibaan Xuseen Iidow.

Hadaba dooda halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Warbaahinta Qaranka:-

Previous articleHowlgal ka dhan ah Itoobiyaanka oo Boosaaso laga sameeyay
Next articleTaliska Milatariga oo sheegay inay dib ugu laabanayaan Caad iyo Shabeeloow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here