MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Fedaalka Soomaaliya gaar ahaana Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amar cusub dul dhigay ganacsatada oo amar cusub ku soo rogtay dadka Magaalada Muqdisho islamarkaana salka ku heysa dhanka nadaafada.
Maamulka wuxuu farayaa dhamaan dadka leh goobaha ganacsiga Muqdisho inay hortooda dhigtaan caagagta waa weyn ee qashinka lagu urursho inta laga qaadaayao
“maamulku hada kadib ma aqbali doono, talaabo ayaa laga qaadi doonaa cid kasta ee keensan waysan caagada qashinka lagu urursho” ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee Howlaha Guud.
Haddaba halkaan ka Daawo hadalada Gudoomye ku xigeenkla
