MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa maanta soo bandhigtay Ciidan Badeedkii ugu badnaa kuwaasoo tababar u soo dhamaaday.

Saraakiil dowlada ka tirsan ayaa goobta lagu soo bandhigay ciidamada waxay ka sheegeen in mudo 5 sano ah soo tababaranayeen ciidamadaan hadana diyaar u yihiin inay u adeegaan dadoooda.

Advertisement

“Waan ognahay in duruufo jira owgeed aadnaan heysan qalabkii aad ku howlgeli lahaydeen laakiin balan qaad ayaan ka heysanaa madaxda Dowlda inaan heli doono qalabka”ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Badda  oo la  hadlaayay Ciidamada

Hadaba  warbixintoo  dhaneystiran halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleMidowga Afrika oo goor dhaw taageeyay shirka IGAD
Next articleDAAWO : Af-hayeenka booliiska oo sheegay in dhalinyaro loo soo xirey weerarkii baska kooxda koonfur-galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here