MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaalle) ayaa hadal ka jeediyay banaanbaxa weyn ee Maanta qabasaday Degmooyinka Xamar.

Duqa Muqdisho ayaa muujiyay dareenka shacabka Muqdisho oo uu afkooda ku hadlaayay, ereyada uu shacabka kula luqeynaayay ama guud ahaan ugu badnaa hadalada isu soo baxayaasha ayaa ahaa Badeenu iim maaha, dhulkeenu iib maaha.

Advertisement

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleBanaanbax lidi ku ah Itoobiya oo Saaka Muqidhso ka bilowday+SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Xasan muxuu kala hadlay ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here