HomeWarkiiDAAWO: Eedeysanayaasha loo heysto dilka hooyo Sahra Cartan iyo Gab-dhaheeda oo maanta...

DAAWO: Eedeysanayaasha loo heysto dilka hooyo Sahra Cartan iyo Gab-dhaheeda oo maanta Maxkamada Galmudug la soo taagay

May be an image of one or more people, dais and text that says "रपी GALGADUUD REGION BOURT 王 S"Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud.
Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan DowladdaGalmudug, Saraakiisha Amniga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
May be an image of one or more people
Sedexda eedeysane wuxuu mid kasta inkirey eeda dilka ah ee loo heysto balse kiiska oo maanta bilowday ayaa la sii wadi doonaa.inkiraada sedexda eedeysane ayaa ku soo aadeysa xili dacwad oogayaasha ay Maxkamada ka sheegeen inay hayaan cadeymo muujinaya sedexdaan eedeysane inay iyaga ka danbeeyeen dilkaasi.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -