Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaanac Cali ayaa xalay ka hor sheegay kulankii Madaxweyne Xasan iyo dhaqanka Soomaaliyeed sida loogu baahan yahay in laga hor tago dagaalo iyo dhiig daata madaama uu dhamaad yahay muda xileedka Madaxweyne Xassan.
Garaad Cali wuxuu si cad ugu sheegay Madaxweyne Xasan inuu talada dhulka dhigo oo Somaali oo dhan wax ka siyo talada intaan dagaal iman ka hor.
