Gudoomiyaba Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa ka hadlay arimaha Dastuurka iyo wax ka badalkiisa xili uu ka qeybgalaayay Xaflad Shirkada Hormuud soo qaban qaabisay.

“Dastuurku maaha wax koox gaar ah leedahaye,waa dastuur umadeed,waxaan sameyn doonnaa dhageysi dadweyne,Dalku inuu kala.shaki ka baxaan rabnaa”ayuu yiri Gudoomiye Adan Madobe

Advertisement

Hadaba faahfaahinta hadalada Gudoomiyaha ka daawo muuqaal uu soo diyaariyay Tv-ga Universal

 

Previous articleSarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo Maanta isku soo dhiibay Sirdoonka Maamulka Koonfur-Galbeed
Next articleQarax ay ku dhinteen Wiil iyo Aabihiis oo maanta ka dhacay duleedka Xerada Dhadhaab+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here