HomeWarkiiDAAWO: Dowlada Somalia oo cadeysay waqtiga uu bilaabanayo doorashooyinka qof iyo cod

DAAWO: Dowlada Somalia oo cadeysay waqtiga uu bilaabanayo doorashooyinka qof iyo cod

Dowlada Somalia oo cadeysay waqtiga uu bilaabanayo doorashooyinka qof iyo cod

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay inbdoorashooyinka qof iyo cod ay bilaaban doonaan 30-bisha Oktoobar ee sanadkaani oo 2 bil iyo bar ay ka harsan tahay.

Gudoomiyaha wuxuu cadeeyay in doorashoyonka lagu bilaabi doono tan Golaha deegaanka oo shacabku soo dooran doonaan.

“30-ka bisha October 2025, shacabka Muqdisho waxay u dareeri doonaan doorashada Golaha Deegaanka iyo Duqa Magaalada Muqdisho, waxaan aad ugu faraxsanahay in tiro ku dhow hal milyan oo qof ay noo diiwaan-gashan yihiin, kuwaas oo liiskooda aan shaaci doono 27-ka bishaan,” ayuu yiri Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan.

Hadaba halkaan ka daawo faahfaahinta muuqaalka Gudoomiyaha Doorashooyinka:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -