HomeWarkiiDAAWO: Gudoomiyaha Maxkamada sare oo ka shifay sababta Dowladu u joojisay toogashii...

DAAWO: Gudoomiyaha Maxkamada sare oo ka shifay sababta Dowladu u joojisay toogashii gacan ku dhiiglayaasha

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarre ayaa ka shifay sababta Dowladu u joojisay toogashii gacan ku dhiiglayaashii ay dilka ku xukumeen iyaga iyo maxkamada Gobolka Banaadir.

Liibaan Cali Yaroow oo ka hadlayay xaflada soo dhaweynta magacaabista duqa Muqdisho iyo u mahadcelinta Madaxweyne Xassan ayaa si cad u sheegay in dhulkii lagu toogan jirey danbiilayaasha Dowladu u soo baahatay oo ay la wareegtay.

Liibaan wuxu shaaciyay inaysan heysan meel lagu toogto gacan ku dhiiglayaasha ay soo xukumaan ,wuxuu ka codsaday duqa muqdisho inuu raadsho dhul lagu fuliyo dilalka sharciga ah.

hadaa halkaan ka daawi faahfaahinta:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -