HomeWarkiiDAAWO: Shariif Sh.Axmed “Madaxweyne Xasan waa Walaalkey laakiin dastuurkii lagu heshiiyay inuu...

DAAWO: Shariif Sh.Axmed “Madaxweyne Xasan waa Walaalkey laakiin dastuurkii lagu heshiiyay inuu badelo munkar ka weyn ma jiro”

OSLO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh.Axmed oo dhawaan gaaray Dalka Norwey ayaa la hadlay islamarkaana khud-bad siyaasadeed u jeediyay jaaliyada Somalida ee dalkaasi ,wuxuuna soo hadal qaaday arimaha ay isku hayaan iyaga iyo hogaanka Dowlada Somalia.

“Dalka in la badbaadiyo, ummaddaana la mideeyo waa wax qof walba oo Soomaali ah laga rabo” ayuu yiri Shariif Sh.Axmed.

“Madaxweyne Xasan waa Walaalkey,mana ku taageerayo qaladka,  dastuurkii lagu heshiiyay inuu badelo munkar ka weyn ma jiro” ayuu mar kale yiri Shariif Sh.Axmed.

Faah-Faahinta hadalada Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh.Axmed halkaani hoose ka daawo muuqaalkiisa:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -