HomeWarkiiDAAWO: Hadalada Sanatar Muuse Suudi maanta kaga yaabaaday  Baarlamaanka labadiisa aqal.

DAAWO: Hadalada Sanatar Muuse Suudi maanta kaga yaabaaday  Baarlamaanka labadiisa aqal.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Sanatar Muuse Suudi ayaa kulanka maanta ee Baarlamaanka labadiisa aqal wuxuu ka jeediyay hadalo xildhibaanada dhan ka qoslisiiyay.

Muuse ayaa ka dhawaajiyay inuu arkayo shaqa la”aanta soo wajihi karta xildhibaanada marka muda xileedka dhamaado.

“Waxaan arkaa Xildhibaano marka shaqadaan dhamaato la arki doono iyagoo wada Mota Bajaj”ayuu yiri Muuse Suudi oo si gaar ah ugu dhaga hadlayay kuwa dhalinyarada ah.

Mar uu ka hadlayay dhanka Odayaasha isagoo naftiisa tusaale uga soo qaatay,wuxuu sheegay iyaga in aroosyada iyo sabta laga wici doono.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -