Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faadumo Maxamuud Maxamed ayaa ka sheekeysay sida ay uga bad-baaday dooni tahriib siday oo kaligeed ay ka soo bad-baaday halka dadkii la socday dhaamntood ay ku geeriyoodeen Badda.
Doonida waxay ku degtay badda u dhaxaysa dalalka Aljeeriya iyo Spain 29-kii May ee sanadkan sida aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka Somaliyeed.
Haddaba halkaan ka daawo warbixinta oo muuqaal ah:-
