HomeWarkiiDAAWO: Heylo-kobtarada ciidamada cirka Somalia oo saaka u diyaarsan ka qeyb-qaadashada dabaal...

DAAWO: Heylo-kobtarada ciidamada cirka Somalia oo saaka u diyaarsan ka qeyb-qaadashada dabaal dega 1-da Luulyo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Duuliyeyaal Soomaaliyeed oo ka tirsan ciidamada cirka Somalia ayaa saaka u diyaarsan inay duuliyaan diyaaradaha dagaalka ee ka qaybgalaya xuska todobaadka xoriyadda.

Duuliyayaasha oo ah dhalinyaro da’yar ayaa loo tababaray habka duulinta diyaaradahaasi oo 10 ka badan kuwa Dowladu soo iibsatay tan iyo wixii ka dambeeyay markii Madaxweyne Xassan uu ku guuleystay in Somalia laga qaado cunaqabateynta hubka.

Saaka waxaa Muqdisho ka socda dabaal dega maalinta xornimada Somalia ee 1-da Luulyo oo ay ka soo wareegatay 65 sano.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -