Howlgalo lagu furayo wadooyinka ay xanibeen Alshabab ayaa maanta ka bilowday deegaano ka tirsan Maamulka Koonfir-galbeed gaar ahaana Gobolka Bay.

Howlgalkaan waxaa iska kaashanaya Ciidanka Xoogga Dowlada Somalia iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur-galbeed.

Advertisement

Wadooyinka ay ciidamadu maanta ku dhaqaaqeen waxaa ka mida kuwa u dhexeeya Bardaale,Owdeegle,Goof-guduud iyo kuwo kale.

Hadaba faahfaahinta  ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay barta baraha bulshada ee  raadiyaha Ciidamada Dowlada Somalia :-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleGudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo booqatay safaarada Imaaraadka+SAWIRRO
Next articleDuqii Baladweyne oo xilka laga qaaday mid cusubna lagu badalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here