GAZA (DAYNIILE.COM)-Ciiidamada Israa’iil waxay samaysteen boqollaal bar-koontarool ama jag-boyntis oo cusub kuwaasoo ku yaalla Daanta Galbeed ee la haysto.
Waxay yiraahdeen hadafku waa in la xaqiijiyo ammaanka Israa’iil, laakin dad badan oo Falastiiniyiin ah ayaa u arka in ay tahay hab kale oo iyaga si wadajir ah loogu bahdilayo.
Magaalo ciriiri uu ka jiro ayaad moodaa laakiin waa ku talo gal arimo loo sameynayo iyadoo amni lagu mar marsiyoobayo.
Talaabooyinkaan shacabka Falastiin ay bahdilaada u arkaan ayaa soo bilowday soona badanayay tan iyo jilowgii dagaalka Gaza.
Hadaba halkaan ka daawo qaabka Ciidanada Israa’iil u bahdilayan shacabka Falastiin.

SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA

Advertisement

DAYNIILE.COM

Previous articleWasaarada Ciyaaraha Galmudug “inagu masuul kama nihin xaflad la sheegay in lacag lagu galaayo oo kooxda loo sameynayo”
Next articleRuushka oo shir deg deg ah isugu yeeray Qaramada Midoobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here