WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Kulan baroor diiq u ah askarigii Mareykanka ee is dilay axadii ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee safaarada Israa’iil ku ledahay Magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykanka.

isu soo baxaan baroor diiqda waxay ku soo  xusuusanayaa Aaron Bushnell, oo ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan ciidamada cirka Mareykanka, kaasoo is dilay axadii isagoo ka mudaaharaadaya gardarada Gaza.

Advertisement

Dad badan ayaa rajeynaya geerida Bushnell, oo 25 jir ah, inay dhalin doonto isbedel ku yimaada taageerada hagar la’aanta ah ee madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ee dagaalka.

SOURCE ALJAZERA
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleDhacdooyin  qatar gelin kara bad-qabka Hawada Somala oo maanta laga hadlay+SAWIRRO
Next articleTirada dhimashada Gaza oo ku dhow 30-kun ruux

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here