MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shirkii maanta ay lahaayeen Baarlamaanka ayaa looga hadlay xaalada Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal taasoo keentay gacan ka hadal dhex maray laba xildhibaan.
Xildhibaan Maxamed Amiin iyo Xildhibaan Ilkacase ayaa gacmaha iskula tagay oo is feeray inkastoo Xildhibaanadu kala qabteen.
Gudoonka ayaa amray in Booliiska soo galaan islamarkaana labada Xildhibaanba ka saaraan Xarunta Baarlamaanka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM
–
