HomeWarkiiDAAWO: Maamulka Somaliland oo qirtay dhibaatada ka heysata amarkii Dowlada Somalia ku...

DAAWO: Maamulka Somaliland oo qirtay dhibaatada ka heysata amarkii Dowlada Somalia ku soo rogtay E-Visa 

Wasirki hore Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ka hadlay Geerida Marxuum  Xaaji Cabdi Waraabe. | Qoryaale NewsHARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Mid ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caansan mucaaradka Maamulka Somaliland islamarkaana ah Gudoomiye ka ah Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee KAAH Maxanuud Xaashi Cabdi ayaa si rasmi ah u qirtay dhibaatada maamulka Somaliland ka heysta amarka Dowlada Somalia ay ku soo rogtay Viisaha Somalia marka la dalbanayo kaasoo ah in Dowlada Somalia loo soo maro hab Online ah E-Visa.

Gudoomiye Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay in isaga laftigiisa lagu xanibay Magaalada Dubai ee Xarunta Dalka Imaaraadka isagoo si caro leh madaxda maamulka Somaliland uga codsaday inay wax ka qabtaan dhibaatadaasi heysata dadka somaliland.

“Madaxda Maanta na hogaamineysa xujaan uga dhigeynaa bal inay si degdeg ah wax uga qabtaan dhibaatada soo korortay”ayuu yiri Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah  Mr. Maxamuud Xaashi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -