Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa saaka quraac sharafeed Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay xidigaha xulka kubada cagta Jubaland.

Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo xiriirka kubada cagta ka dhagaystay shaqooyinkii baaxad lahaa ee bilihii lasoo dhaafay ay wadeen iyo diyaar garowga xulka kubada cagta ee ciyaaraha Dowladaha xubnaha ka ah JFS ee dhawaan bilaabanaya.

Madaxweynaha ayaa guul u rajeeyay xulka isagoo sheegay in ay garab taagan yihiin dhammaan shacabka iyo Dowlada Jubaland isla markana ay rajo weyn ka qabaan in guul weyn ay soo hoyin doonaan.

XIGASHO : Jubaland State House

May be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and people playing footballMay be an image of 3 people, people playing football and textMay be an image of 3 people, beard and people smilingMay be an image of 12 people, people studying and daisMay be an image of 5 people, people playing football and text

Previous articleShir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah oo Maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO
Next articleMilatariga Somalia oo howgal ka sameeyay Gobolka Sh.hoose+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here