HomeWarkiiDAAWO:-Madaxweyne Xasan oo amar ku bixiyay in talaabo laga qaado kuwa shacabka...

DAAWO:-Madaxweyne Xasan oo amar ku bixiyay in talaabo laga qaado kuwa shacabka laaluush-ka uga qaadanaya  kaarka NIRA

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa amar ku siiyay masuuliyiinta Hay’ada NIRA inay shacabka ka qabtaan kuwa laaluush uga qaadanaya shacabka qaadashada kaarka NIRA.

“Kan bixinaya iyo kan qaadanaya laalush si uu u helo Aqoonsiga Qaranka waa xadgudub, waxaana NIRA iyo laamaha ammaanka farayaa in kuwaasi dadka laga qabto.” ayuu yiri Madaxweyne Xasan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -