Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Dowlada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Uganda halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shir aan caadi aheyn oo ay Madaxda Urur-Goboleedka IGAD kaga arrinasanayaan faro-gelinta Itoobiya ay ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee JFS Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Wafdiga wehelinaya ayaa sidoo kale ka qeyb-gali doona shirka Isbaheysiga dalalka dhex dhexaad ka ah.

Previous articleDAAWO : Af-hayeenka booliiska oo sheegay in dhalinyaro loo soo xirey weerarkii baska kooxda koonfur-galbeed
Next articleXuutiyinta oo ka jawaabay warkii Mareykanka ee ahaa inay Argagaxiso u aqoonsadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here