GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia ayaa u jawaabay siyaasiyiinta kala ah Madaxweynayaashii hore hore Farmaajo,Shariif iyo Ra’iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-shukuur Warsame.

Jawaabta ayaa ku aadan arinta wax ka badalka dastuurka oo Siyaasiyiintaani si isku mid ah uga digeen in baarlamaanku meel mariyo xeerka wax ka badalka Dastuurka iyagoo xuseen inay keeni karto khilaaf hor leh madaama hada lagu mideysan yahay arinta iska difaacida Itoobiya.

Advertisement

Madaxweynaha wuxuu tilmaamay hadii dastuurka arintiisu khilaaf keeneyso uu weydiinayo madaxdaan cida khilaaf ka ilaalin karta siyaasada..

 

Previous articleQoor Qoor oo si kaftan ah u han-daday siyaasiyiinta kursigiisa rabta
Next articleDAAWO: Xasan Cali Kheyre oo si weyn u dhaliilay talaabadii shalay Baarlamaanku qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here