MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda Jimcaha kadib Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga hadlay qorshihiisa wax ka badalka Dastuurka.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Alshabaab.

Advertisement

“Dastuurku waa Dukuminti nool waxna lagu daro karo waxna laga badeli karo,markastana ay tahay inuu ka jawaabo marxalada dalku markaasi ku sugan yahay”ayuu yiri Madaxweyne Xasan

Haddaba halkaan hoose ka daawo faahfaahinta hadalka Madaxweynaha.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleSAWIRRO: Shacabka Yeman oo taageero u muujiyay reer Gaza
Next articleBoqolaal qof ayaa lagu dilay Gaza 48 saacadood gudahood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here