Muqidhsho (dayniiile.com)-Madaxaweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa muuqaal uu soo duubay wuxuu Soomaaliya ugu hambalyeeyay guusha la gaaray ee dhameystirka hanaanka deynta cafinta Soomaaliya.

Madaxweynaha hadaladiisa waxaa ka mida in hanaanka deynta cafinta uu isaga soo bilaabay,Dowlado iyo Madax kala duwana ay gadaashiis sii wadeen ,ugu danbeyna uu isagu nasiib u yeeshay inuu dhameystirkii uu qaatay.

Advertisement

“waan ku faraxsanahay inaan soo bilaabay ,gaadaasheyna madax iyo xukuumado kala duwan ay soo wadeen, hadana inaan anigu soo gunaanado guusha waan ku faraxsanahay” ayuu yiri Madaxweynaha

Haddaba Madaxweyne Xasan oo meelo badan taabtay halkaan hoose ka daawo muuqaalkiisa iyo TV-ga Qaranka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDabaal dega guusha weyn ee deyn cafinta oo ka socota Madaxtooyada+Sawirro
Next articleMadaxweynihii hore Farmaajo oo soo dhaweeyay guusha deyn cafinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here