Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka Matt Miller ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay aqoonsan tahay qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya taas oo ku saabsan xuduudka 1960 kii.

Waxaa sii kordhaya Hay’adaha Caalamiga ah iyo Dowladaha cambaareynaya heshiis beenaadkii adis-ababa ku dhex maray  Ra’isiulwasaare Abiy Axmed iyo Muuse Biixi.

Advertisement

Midowga Yurub ayaa sidaan oo kale maanta qoraal ka soo baxay waxay ku garab istaagen Dowlada Soomaaliya iyagoona ugu baaqay Itoobiya inay   walaalahood dhibaateysan u gurmadaan.

Ma

Previous articleRa;iisulwasaare Xamze oo Maanta magacaabay xilal dhowr ah+Sawirro
Next articleMidowga Afrika Muxuu ka yiri damaca Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here