HomeWarkiiDAAWO: Masuul reer Jubaland ah oo ka hadlay ciidamada ka goostay ee...

DAAWO: Masuul reer Jubaland ah oo ka hadlay ciidamada ka goostay ee ku biirey Dowlada

BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Guddomiyaha Magaalada Doolow ee Gobolka Geddo garabka Maamulka Jubaland Mohamed Hussein Abdi lafeey oo dhawaan garay Magaalada Balad-xaawo ayaa la ka hadlay ciidamo kooxdiisa ka tirsan oo ku biirey kuwa Dowlada ee dhinac ka jooga Magaalada Balad-xaawo.
Mohamed Hussein Abdi lafeey wuxuu ciidamada dhankisa u sheegay in ciidamo yar oo u goostay dhanka Dowlada aysan wax micno leh keeneyn xili uu guud ahaan askarta reer Geddo ku sheegay inay yihiin dad ehel ah oo walaalo ah kaliyana siyaasadu kala qeybisay.
Hadaladaan wuxuu ka jeediyay  Degmada Beled Xaawo mar uu  booqday xaruumaha ciidamada Jubaland kaga suganyihiin jiida hore dagaalka.
“Siyaasaada waa ay dhamaaneysaa balse wiilasha Soomaaliyeed isma huridoonaan”ayuu mar kale yiri Lafeey
Hadaba halkaan ka daawo warkiisa oo dhameystiran :-
n”
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -