JALALAQSI (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle,wasiirka Maaliyada Hirshabelle,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ,Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyo Masuuliyiin kale ayaa ku howlan soo af jarida colaada xadka Gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe.

Masuuliyiintaan ayaa hada ku suganDegmada Jalalaqsi xili Gogol nabadeedna ay  taal Degmada Ceel-baraf ee Gobolka Sh.dhexe.

Advertisement

Guud ahaan kulanada masuuliyiinta ayaa daaran xal u helida colaada walaalaha isku dhacay.

Halkaan ka daawo muuqaal qurux badan oo nabada lagu baadi goobaayo,waxaana ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleMaxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Somalia iyo Talyaaniga
Next articleShir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here