MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la horkeenay Caruur la sheegay in Alshabaab si xoog ah ku askareyn rabtay kuwaasoo ciidamada Dowladu hore u qabteen gaari lagu siday.

Caruurtaan oo u badan kuwo aan qaangaarin ayaa maxkamada ka wada sheegeen in la soo afduubtay islamarkaana aysan aqoon meel loo waday.

Advertisement

Maxkamada waxaa sidoo kale la hor keenay darwalkii gaariga waday iyo eedeysanayaal kale oo loo heysto inay alshabaab kala shaqeeyaan dhanka gudbinta qaraxyada iyo caruurta la askareeyo.

Hadaba Maxkamadeynta halkaan ka daawo muuqaal uu diyariyay Tv-ga Qaranka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO VIDEO: Taliyaha Ciidamada lugta oo Saraakiil kula kulmay deegaanka Shabeeloow
Next articleWarbaahinta Aljazeera oo shaacisay inay Maxkamada Danbiyada u gubbinayaan kiiska sawir qaade looga dilay Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here