HomeWarkiiDAAWO: Maxkamada Gobolka Banaadir oo la hor keenay haweeneey ku eedeysan ka...

DAAWO: Maxkamada Gobolka Banaadir oo la hor keenay haweeneey ku eedeysan ka mid ahaanshaha iyo maal-gelinta Alshabaab

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa shalay la hor geeyay haweeneey lagu magacaabo 𝗠𝗮𝗿𝘆𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿  oo ku eedeysan ka mid ahaanshaha iyo maal-gelinta kooxda Alshabaab ,sido kale waxay ku eedeysan tahay dhaqida lacagaha madow ee koontara baank ah.

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa su’aalo dhowr ah weydiiyay Maryan Maxamed Nuur oo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ku soo eedeeyey kamid noqosho Ururka Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo dambi lacag dhaqis iyo Maalgelin Argagixiso.

Su’aalaha ugu adag ee maryan wax laga weydiiyay waxaa ka mid ah lacagaha akoonkeeda la marsiiyay iyo wada-shaqeynta kala dhexeysa kooxda Alshabaab xili maryan  iska bari yeeleyso qaar ka mid ah eedaha sida inay maal ge;isay oo akoonkeeda uga dirtay lacago Kooxda  Alshabaab.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka faah-faahinta su’aalaha maxkamada ee Maryan wax laga weydiiyay:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -