HomeWarkiiDAAWO: Maxkamada Puntland oo dil toogasho ku xukuntay haweeneydii dishay Saabiriin

DAAWO: Maxkamada Puntland oo dil toogasho ku xukuntay haweeneydii dishay Saabiriin

GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Maxkamadda Derajada koowaad ee gobolka Mudug ayaa ugu dambeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye oo lagu helay inay dishay gabashii yarareyd ee 14- jirka ahayd Saabiriin.

Maxkamada oo marar dhowr ah u fadhiistay kliiskaan ayaa maanta soo ajartay walow warar aan wali la xaqiijinayaan inay jiraan dad kale oo dilka ku kalmeeyay haweeneyda hada la xukumay.

Sidoo kale Maxkamaddaan Gaalkacyo qeybta Puntland owaxay xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday C/Casiis Nuur Xaashi oo isna ku lug lahaa dhacdadaani.

Saabiriin waxay ahayd gabar agoon iyo rajo ah oo guriga kula noolayd kuwa sida xun u jir dilay kadibna ka taqalusay.

Hadaba muuqaalkaan ka daawo  faahfaahinta xukunka maxkamada:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -