MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/laahi Carab oo ka mid ah Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne xasan uusan rabin inuu qabsoomo shirka u dhexeeya Dowlada iyo Mucaaradka.
C/llaahi Carab wuxuu tilmaanay in iyaga dhankooda ay ka go’an tahay inuu qabsoomo shirka.
Dastuurka ayay rabaan inay ku carqaladeeyaan Shirka, Madaxweyne Xasan wuxuu rabaa inuu iska joogo”ayuu yiri Xildhihaan C/llaahi Carab.
