HomeWarkiiDAAWO: Muungaab oo weerar afka ah ku qaaday kooxaha Social Media ku...

DAAWO: Muungaab oo weerar afka ah ku qaaday kooxaha Social Media ku mucaarada

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa weerar afka ah ku qaaday dhalinyarada social media qaarkood oo maalmihii ugu danbeeyay ka faafiyay in xilka laga qaadi rabo Muungaab.

“markaan soo bandhignay wax qabadkii boqolka maalin ayay kooxaha waxay iyahguna isku dayeen inay tashqiish geliyaan waxqabadkeena, waana afar koox”ayuu yiri Muungaab

Duqa Xamar mar uu ka hadlayay waqtigii uu xilka la wareegay iyo waxqabadkiisa boqolka maalin ayuu sheegay in bilihii April iyo May ay Dowlada hoose ku sigatay inay bixin weyso mushaarka balse ay boqolka maalin waxqabad muuqada la yimaadeen.

Hadda Faahfaahinta hadalada Muungaan halkaan hoose kaga bogo isagoo muuqaal ah:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -