MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw muuqaal naxdin leh laga soo gudbiyay Xaafada siinaay oo dhawaan ciidamada Dowladu dadkii daganaa xoog uga saartay duul Dowlo.
Muuqaalkaan wuxuu muujinayaa ciidamada Dowlada oo jir dilay aabe da’ah arimo ku saabsan mida dhulalka,kaamiradu waxay soo qabatay odeyyga oo dhulka lagu jiidayo , marka uu dhulka ou dhacay 3 ilaa 4 ay isla garaacayaan ulo ama suuman ku garaacayaan.
Hadaba halkaa ka daawo muuqaalkaani:-
