HomeWarkiiDAAWO: Muuqaaladii ugu dambeeyay xasuuqa shacabka Gaza lagu hayo

DAAWO: Muuqaaladii ugu dambeeyay xasuuqa shacabka Gaza lagu hayo

QAZA (DAYNIILE.COM)-Halkaan ka daawo qaar ka mid ah muuqaalada laga soo gud-biyay Ciidamada Israel oo shacabka reer Gaza wali xasuq ku haya xili ay saf ugu jiraan raahin loo qeybinayo.

Badbaadayaasha iyo goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay si toos ah u rasaaseeyeen Falastiiniyiinta aagga al-Shakoush Sabtidii, mid ka mid ah goobaha raashinka lagu qeybiyo, oo Qaramada Midoobay iyo kooxaha xuquuqul insaanka ay ku sheegeen  kawaanka dhimashada,

Samir Shaat, oo ka badbaaday weerarka, ayaa ku tilmaamay ” barkadaha dhiigga goobihii ugu danbeyay ee shacabka lagu xasuuqayay.

Muuqaalada qaar waxay cadeynayaan iyadoo shaca la tooganayo xili ay saf ugu jiraan meel raashin lagu qeybinaayo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -