Sida aan ka soo xiganay SAAB TV nin ka soo jeeda deegaanada Somaliland ayaa isagoo amaanaya isbitaal wuxuu ka dhawaajiyay arin la yaab leh diintiisana dhaawici karta.

Ninkaani wuxuu  leeyahay isbitaalka iisoo nooleeyay inan iga dhintay Subxaanallaah,wuxuuse ku celcelinayaa idnka Alle ayay ku dhacday waa runtiis wax kasta Alle idinkiisa waa ku dhici karaan.

Advertisement

Laakiin aayaadka Alle kuma jirto in qof dhintay dib usoo noolaan doono marka laga reebo Nabi Ciise oo Alle mucjiso ahaan u siiyay si dadku u qaataan diinta Islaamka.

Waxaa yaab lahayd in ninkaani isku lamaaniyay Nabi Ciise iyo Isbitaalka Subxaanallaah.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka SAAB TV.

Previous articleDowlada Somalia oo war ka soo saartay Dagaalkii Saaka ka dhacay Deegaanka Caad
Next articleDAAWO: Xildhibaanada oo ansixiyay xeerka wax ka badalka Doorashooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here