HomeWarkiiNISA oo toogatay sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Hoobiye tuurka Muqdisho 

NISA oo toogatay sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Hoobiye tuurka Muqdisho 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa howlgal xalay ay fuliyeen waxay ku dileen sarkaalkii Alshabaab u qaabilsanaa Hoobiye tuurka Magaalada Muqdisho.

Howlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeelaha hoose kadib xog sirdoon oo NISA ku heshay halka uu sarkaalkaasi ku sugnaa.

Sidoo kale Howlgalkaan ayay ciidamadu ku qaarajiyeen guud ahaan ilaaladii sarkaalkaasu sida lagu sheegay warbixin NISA ka soo saartay Howlgalkaasi qorsheysnaa.

Sarkaalkaani la dilay ayaa shaqada hoobiye tuurka soo maamulayay tan iyo 2023-kii iyadoo intaasi Muqdisho ay ka dhaceen weeraro badan oo hoobiyayaal ah oo si gaar ah loola beegsaday garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo xerada Xalane.

lama yaqaan waxay ka badeli karto  dilka sarkaalkaani hoobiyayaashii lagu garaaci jirey xalane iyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Haddaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka NISA ka soo baxay oo sidiisa u qoran:-

May be a graphic of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -