HomeWarkiiDAAWO: Odey Somaliyeed oo ka sheekeynaya qaabka iyo waqtiga lagu soo qasbay...

DAAWO: Odey Somaliyeed oo ka sheekeynaya qaabka iyo waqtiga lagu soo qasbay doorashada saaka ee Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Odey Somaliyeed ayaa ka soo muuqday baraha bulshada isagoo sheegaya in doorashada lagu qasbay isagoo shaqa u socdana wadada laga soo qabtay, xili uu ku celceliyay inuusanba aqoon sida loo codeeyo.

Odeyga oo da’ ah wuxuu ka sheekeynayaa qaabka iyo waqtiga lagu soo qasbay doorashada saaka ee Muqdisho xili wariyaha wareysanayay odeygu joogay meel ka mid ah goobaha doorashada ay ka dhaceyso.

Odeygaan wuxuu sheegayaa inuusan garan karin sida wax loo wado,isagoo tusaale u soo qaatay inuu arki jirey laba ruux oo loo kala ceynayo laakiin hada uusan arkin wax uu ku qanco .

Muuqaalka waxaa iska leh Risaala TV.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -