HomeWarkiiDAAWO: Puntland oo la heshiisay Siyaasi Maxamuud Mashruuc iyo Ciidamadiisa oo Faderaalka...

DAAWO: Puntland oo la heshiisay Siyaasi Maxamuud Mashruuc iyo Ciidamadiisa oo Faderaalka mushaar ka qaadan jirey

Masuul u hadlay Ciidamada Siyaasi Maxamuud Mashruuc oo reer Puntland ah balse Mushaar ka qaadan jirey Dowlada Soomaaliya ayaa cadeeyay inay la heshiiyeen Maamulka Puntland.

Maamulka Puntland ayaa si rasmibah ula wareegay ciidamo daacad u ahaa siyaasi Maxamuud Mashruuc, oo dhawaana laga celiyay Garowe xili uu ka yimid Carmo kuna socday gudaha Garowe

Heshiiska siyaasigaan iyo Maamulka Puntland  ayaa lagu soo bandhigay munaasabad ka dhacday deegaanka Kur-ilaalo ee gobolka Karkaar.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -