MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliyihii hore ee ciidamada Lugta ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay munaasabad lagu xusayay Taliye Suul-nuug oo dhawaan ku geeriyooday dagaal ka socday Gobolka Mudug oo Alshabaab lagula jirey.

Gen. Biixi wuxuu sheegay in Allaha u naxariistee Taliye Suul-nuug uu ka gudbay xuduuda loogu talagalay Taliye Ciidan.

Advertisement

“Taliye Urur xad buu leeyahay ,Taliye Guuto xad buu leeyahay,Taliye unug xad buu leeyahay, Taliyaha waa inuu Ciidamada ka danbeeyo,laakiin waligii Taliye Suul-nuug furunta hore isagaa galahayay wallaahi inaan ku amaaneyn”ayuu yiri Gen.Biixi

Halkaan ka daawo Gen.Biixi oo ka sheekeynaya qisooyin dhex martay isaga Taliye Suul-nuug intii uu isagu ahaa Taliyaha Lugta Somalia gaar ahaan qiso ku dhex martay Dagaaladi Xarar-dheere.

XUQUUQDA VIDEO-GA Dalsan Tv

 

Previous articleMareykanka oo mar kale ka hadlay Damaca Itoobiya
Next articleTaliye Mahad Salaad oo damaanad qaaday amniga Kooxda Koonfur-galbeed,Raali gelina ugu tagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here