MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo ka hadlaayay shirka Amniga loga hadlaayay ayaa meelo kala duwan ka hadlay oo u badnaa dhanka Amniga.

Ra’iisulwasaaraha ayaa ku dhawaaqay inay Dowladu qaadeyso dhagxaanta Xamar ku kala xiran hadii bisha janaayo ay dhalato taasoo hal maalin uun naga xigta.

Advertisement

“Insha Allaha waa la qaadayaa dhagxaanta sida xildhihaan Odawaa ka dhawaajiyay”ayuu yiri Xamze Cabdi-Barre

Previous articleDAAWO: Sababta Xildhibaan Sanbaloolshe uusan bilahaan uga hadlin Siyaasada
Next articleWasaarada Ciyaaraha Hirshabelle oo dacwo ka gudbisay Kooxda Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here