Ra’iisulwasaaraha ayaa ugu hanjabay Wasiirka duulista iyo maareeyaha Garoonka diyaaradaha inay shaqadooda weyn doonaan hadii howlaha garoonka sidaas sii ahaadaan.
“Wasiirka duulista ,Maareeyaha iyo howl-wadeenada ma aqaan sabab aad halkaan usii joogtaan hadii shaqada Garoonku sidaan tahay ” ayuu yiri Xamza.
Muuqaalka waxaan ka soo xiganay Universal TV:-
