HomeWarkiiDAÀWO: Ra'iisulwasaare Xamza oo sharaxaad ka bixiyay waxa sababa isku dhacyada siyaasadeed...

DAÀWO: Ra’iisulwasaare Xamza oo sharaxaad ka bixiyay waxa sababa isku dhacyada siyaasadeed ee Dowlada iyo Maamul Goboleedyada Dalka.

Ra’iisulwasaaraha Somalia  Xamza Cabdi-Barre  ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta ay isugu dhacaan masuuliyiinta Dowlada Somalia ee Maamul Goboleedyada Dalka.

“Dastuur Lama Dhammeystiri Karo, Shidaal Lama Qodi Karo, Doorasho Qof iyo Cod Lama Aadi Karo, War maya Meesheena aan joogno, ama 2012-Kii noo celiya”ayuu yiri Xamza .

Faah-faahinta hadalka ka daawo muuqaalkaan oo aan ka soo qaadanay Universal Somali TV

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -